Man United vs Seville, Mourinho oo markii 9-aad beegsanaya wareegga 8-da Champions League

0
Tuesday March 13, 2018 - 08:14:31 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United vs Seville, Mourinho oo markii 9-aad beegsanaya wareegga 8-da Champions League

    Talaado: Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado: Manchester


 

Manchester United ayaa garoonkeeda Old Traford ku soo dhaweneysakooxda Seville kulanka lugta labaad eekoobka kooxaha Horyaalada Yurub.


 

 

Wararka labad naadi:


Poga aya kusoo laabtay tababarka Man United kadib marki u seegay kulan ay kooxdiisa 2-1 kaga adkaatay Liverpool.



Laacibka weerarka ka ciyaara Martial ayaa so laabtaykadib 2 kulan uu ka maqnaa kooxdiisa.


 

United waxaa ka maqnaan doona daafacyada Phil Jones, Marcos Rojo iyo Daley Blind, iyo laacibka qadka dhexe Ander Herrera.


 

Michael Carrickayaa rajeynayaa in lagu soo daro kooxdainkasta uu isniinti ku dahwaaqay inuu ciyaaraha isaga fariisan doono dhammaadka xillli ciyaareekan.


 

Sevilla waxaa ka maqnaan doona daafaceeda Sebastien Corchia, halka Daniel Carrico shaki la gelinayo.


 

Laacibi hore ee Manchester City Jesus Navas ayaan rajo laga qabin inuu safto maadaama uu dhaawac qabo.


 

Xog Taariikheedka Kulanka: 


Man United 

 

Boqolkiiba 70 kooxaha bannaanka barbaro 0-0 kusoo gala kulamadakla baxa waxaya u gudbaanwareega xiga .


Man United ayaa lumisay kaliya hal kulan 9 kulan ee u dambeeyay oo ay kooxaha Spain kula ciyaartay garoonkeeda, 5 guul iyo 3 barbaro ayeey ku dhammeysatay, waxaana ka adkaaday Real Madridmraxadaln oo kale xilli ciyaareedki 2012-13.


Man United ayaa waxhal goolka badan ka dhalin weysay 15 kulan ee lasoo dhaafay oo ay wajahdo koox Spain ka socota waxayna ka dhaliysay guud ahaan 7 gool.


Mourinho ayaa lumiyey kaliya 7 jeer 69 kulan uu tartankan garoonkiisa ku dheelo 48 ayuu guuleystay 14 barbaro ayuu galay .


Kaliya Barccelona ayaa Man United kaga wanaagsan goolahsa ugu yare e koox laga dhaliyey tartanka Champions League 2017-18.


11 xilli ciyaareed e u Jose tartankan ka qeyb galayo isago macallin ah 8 jeer ayuu gaaray wareega 8-da waxuuna ku hungoobay 2005-06, 2008-09 iyo 2014-15.


 

Seville:

Seville ayaa taariikhda marnaba ku guuleysan carriga Ingiriiska kulan ka tirsan tartanka Champions League, 1 barbaro iyo 3 guuldaro ayeey la kulantay.


 

Kaliya Porto oo 15 gool laga dhaliyey ayaa ka badan Seville oo 12 gool laga dhaliyey kooxaha tartanka baaqiga ku ah.


 

Wissam Ben Yedder ayaa dhaliyey goolasha ugu badan ee Champions League isagoo wax caawin ah sameeyn 6 gool ayuuna saxiixay.


Faahfaahintakulanka:


Garoonka Old Traford

Garsooraha : Danny Makkelie (Netherlands)

Saacadda: 10:45

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip