PSG oo Neymar iibineysa si ay Laacib uga hesho Man United

0
Tuesday March 13, 2018 - 11:11:25 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 2386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    PSG oo Neymar iibineysa si ay Laacib uga hesho Man United

    Talaado- Paris

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Paris


Kooxda Caasimadda dalka faransiiska Paris Saint Geermain oo jahwareer natiijo oo is xigay kala kulantay koobka kooxaha Horyaalada yurub ayaa caddeysay in ay iibineyso Neymar kaasoolagu wado inuu aado Real Madrid.


PSG ayaa dhaqaalaha Neymar ay ka hesho dooneysa in ay kula soo wareegto goolhayaha Man United David De Gea.

Image result for De Gea


Kadib guuldarooyinkii isku xigsaday ee ay kala kulantay kooxaha Barcaelona oo 6-1 kaga adkaatay wareega 16-ka lugtiisa labaad xilli ciyaareedki 2016-17  iyo Labadii guuldaro ee ay real Madrid kala kulantay xilli ciyaareedkan kulamadii wareega 16-ka koobka kooxaha Yurub ayeey PSG u aragtaa in De Gea uu xallin karo dhibaatada xagga goolhayaha ka heysato.


 

Waa fursada kaliya ee ay De Gea ku heli karto iibka Neymar maadaama ay dooneyso in ay ka baaqsato ciqaab Uefa kaga timaado taasoo ku aadan hannaanka suukakala iibsiga.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip