Manchester City oo Saddex Rikoodh oo kale sameyn karta inta ka dhimman horyaalka

0
Tuesday March 13, 2018 - 12:14:03 in Wararka by
  • Visits: 387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City oo Saddex Rikoodh oo kale sameyn karta inta ka dhimman horyaalka

    Talaado- manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- manchester

Kooxda Machester City ayaa laba guul oo kaliya u jirta hanashada Horyaalka kubadda Cagta dalka Ingiriiska xilli ciyaredka 2017-18, waxayna labadaas kulan wajaheysaa Everton iyoManchester United.


Marka laga soot ago kulamadaas waxaa wadarta guud horyaalka uga harsan 8 kulan oo ay taariikh wanaagsan gaari karto hadii ay hesho natiijooyinka soo socda.


Hadii ay shank amid ah siddeedka kulan guuleysato waxay jabineysaa Rikoodhka Cheslea oo 95 dhibcood horyaalka ku qaaday.

Haddii ay 19 gool dhaliso waxay dhaafeysaa rikoodhka Cheslea oo ahaa 103 gool.



Hadii ay guuleysato 7 kamid ah 80-da kulan eeu harsan waxay gaareysaa rikoodhka aanan weli la gaarin ee 100 dhibcood

Waxay guulahaas usoo hoyan karaan tababare Guardiola oo sanadkan ku guuleystay kooba EFL Cup horyaalkana ku dhaw sidoo kalena hiigsanaya koobka kooxaha Horyaalada Yurub .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip