Koobka Xuska Marxuumiinta Isboortiga Isboortiga oo Berri ka dhacaya Garoonka Wiish, ogoow kooxaha ku loolamaya

0
Tuesday April 03, 2018 - 20:51:09 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koobka Xuska Marxuumiinta Isboortiga Isboortiga oo Berri ka dhacaya Garoonka Wiish, ogoow kooxaha ku loolamaya

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho


Waxaa berry gala boo ay taariikhda ku beegan tahay 4-ta April 2018 laguw ada ainuu garoonak Wiish marti geliyo kulan saladle ah kaasoo koob loogu dhigo sanadka kasta 4-ta April masuliyiintii masuulyiintii Isboorti uu ku nafwaayeey qaraxii 4 April 2012 ka dhacay Tiyaatarka qaranka.


Koobkan oo shanti sano ee lasoo dhaafey si joogta loo qabanayey ayaa sanadkan xiiso gooni ah wata waxaana ku loolamai doona kooxaha kubadda Koleyga Banaadir SC iyo Wacaaf oo sanadkan ciaaro cajiib ah lasoo baxay.



Kulankan oo 4:00 galabnimoka bilaaban doono garoonka Wiish waxaalagu inay kasoo qeyb galaan masuuliyiin iyo rugcadaa Isboorti, waxaana halkaas lagu bixin doonaa koob labada koox tii hanata ay la hoyan doonto sidoo kale waxaa halkaas laga jeedin doonaa waxbixin looga hadlayo taariikhdii ay masuuliyiintaas ku lahaayeenIsboortiga Dalka.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip