Horseed mise Heegan yaa galabta fiinaalka koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud hiigasn doona ?

0
Saturday April 07, 2018 - 11:03:23 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horseed mise Heegan yaa galabta fiinaalka koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud hiigasn doona ?

    Sabti- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Muqdisho


Waxaa galabta garoonka Wiish kulanka afar-dhammaadkakoobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud kuwada yeelan doona kooxaha Horseed iyo Heegan.


Heegan oo tartanka daafacaneysa ayaa kaalinta koowaad uga soo baxday Group B halka Horseed ay kaalinta labaad uga soo gudubtay Group A.


Labada koox ayaa si weyn ugu xafiltama tartanka waxuuse sanadkan xiiso laba dhinac ah u leeyahay Naadiga Horseed.



Koobkan waxaa loogu magacdaray taliyihii ugu horeeyay ee ciidanka Xoogga dalka jeneraal Daa’uud Cabdulle Xersi.


Koobkan waxaa lasoo gebogabeyn doonaa 10-ka April waxaana12-ka April ay ku beegan tahaysanadguurada maalinta Ciidanka Xoogga Dalka oo ay Horseed dooneyso ay koobkan kula dabaaldegto.


 

Heegan ayaadhankeeda iayana 2 qodob tiigsaneysa , ug horreyn waxay dooneysaa in ay daafcato koobkan, marka xiga waxay tiigsaneysaan naadiga Horseed oo ay si weyn ugu xafiltamaan tartamada kale gedisan ee isboortiga maadaama ay matalaan ciidamada Booliska iyo kuwa Xoogga.


Kulanka ayaa galabta ka dhici doona garoonka Wiish

Saacadda: 4:00 Galabnimo

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip