Horseed oo ka ooysiiyey Heegan una soo gudubtay Fiinaalka koobka Jeneraal Daa'uud +Sawirro

0
Sunday April 08, 2018 - 13:07:49 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horseed oo ka ooysiiyey Heegan una soo gudubtay Fiinaalka koobka Jeneraal Daa'uud +Sawirro

    Axad- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Muqdisho


 

Nadiga kubadda Kolayga Horseed ayaa soo gaartayfiinaalka koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud kadib markii ay guul ka gartay naadiga Heegan oo ay si weyn u xafiltamaan.


Kulankan oo ahaa kulanki labaad ee Semi fiinaalkatartanka ayaa shalay galab ka dhacay garoonka Wiish, waxaana wax weyn iska badlaay hanaanka sanadiihi lasoo dhaafay uu kulankan lahaa.


Heegan ayaa inta badan ku gacansareyn jirtay kulamada foolka foolka ee labada koox ayeeyu suurta geliweysay in bilowga ilaa daqiiqada u dambeysa hal hogaanka qabata ama kula midowdo.



Wiilasha Cawa iyo Maalin Horseed oo aad ugu hamuunqaba hanasha koobkan maadaama uu sito magaca taliyihii ugu horeeyay ciidanka xoogga dalka Jeneraal Daa’uud ayaa ku dhameystay kulanka firfircoodi ay ku bilowday waxayna Heegan kaga adkaatay 63-57.


Horseed ayaa kulanka Fiinaalka talaada kula ciyaari doonta kooxda Dekedda

Sawir  Qaade:  Cabdulqaadir Muuse Cusmaan ( Naani)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip