Horseed mise Dekedda , Yaa maanta hanan doona Koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud 2018?

0
Tuesday April 10, 2018 - 08:45:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horseed mise Dekedda , Yaa maanta hanan doona Koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud 2018?

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho


Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 10-ka April garoonka Wiish lagu soo gebogabayn doonaa koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud 2018.


Koobkan oo ay ka qeyb galeen 8 koox waxaa kama dambeysta isugu soo haray kooxaha Dekedda iyoHorseed.

 Dekedda ayaa tan iyo 2012  sugeysa  koobkeeddi ugu horeeyay ee  ay hanato waxayna dooneysaa 


Horseed ayaa dhankeeda beegsaneysa in ay koobkan hanato maadaama loogu magacdaray Taliyihii ugu horeeya Ciidanka Xoogga Dalka, Jeneraal Daa’uud, sidoo kale.



Horseed ayaa wareega afar-dhammaadka kasoo adkaatay kooxda Heegan, halka Dekedda ay iyana soo dhaaftay Plasma Universirty.


Kulanka ayaa galabta ka dhici doona garoonka Wiish


Saacadda: 4:00 galabnimo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip