Horyaalki 31-aad ee kubadda Laliska oo furmaya

0
Thursday April 12, 2018 - 18:33:38 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horyaalki 31-aad ee kubadda Laliska oo furmaya

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho


 

 

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska ayaa ku dhawaaqay in berri oo ay taariikhda ku beegan tahay 13 April uu si rasmi ah u furmi doono horyaalki 31-aad ee kubadda La liska.


Sida uu shabakada Kubadbile.com u xaqiijiyey Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska Maxamed Abuukar Xiireey ( Liibaro) waxaa horyaalka ka qeyb galaya Afar koox oo kala ah Horseed , Fero, Gaadiidka iyo Gift Star.


Kulanka Furitaanka waxaa garoonka Wiish ku dheeli doona kooxaha Horseed oo tartanka daafacaneysa iyo Gift Star.


 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip