Xog: Ka dib Isku aadkii koobka Champions League Ogow qaabka loo ciyaari doona iyo wax walba oo ku saabsan.

0
Saturday April 14, 2018 - 00:01:02 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 26
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog: Ka dib Isku aadkii koobka Champions League Ogow qaabka loo ciyaari doona iyo wax walba oo ku saabsan.

    Sabti-Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Yurub


Xiriirka qaarada yurub ee UEFA ayaa si Rasmi ah u soo saartay Isku aadka wareega Semi-finalka tartanka ugu xiisaha badan yurub ee champions League kaas oo ay ka soo bexeen kulamo si weyn loo sugayo.

4-ta kooxood ee isugu soo haray tartanka ayaa ka kala socda 4 wadan kuwaas oo kala Ah Real Madrid,Liverpool,Bayern Munich iyo Roma.

Kulamada lugta 1-aad ee semi-finalka champions League ayaa la ciyaari doonaa 24 bisha April oo ku beegan Talaado iyo 25 April oo ku beegan Arbaca halka lugta 2-aad la ciyaari doono 1 iyo 2 bisha May.

Fianlka ayay kooxda ka soo baxda Bayern iyo Real ku ciyaari doonaan maaiyadooda Mininka

 

Halkan Hoose Kaga Bogo sida ay isugu dheceen 4-ta kooxood ee tartaka isugu soo hadhay:

Bayern Munich Vs Real Madrid

 

Liverpool Vs Roma




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip