Wax ka ogow Xaqiiqooyinkii laga Diiwaan galiyay Isku aadka Champions League.

0
Saturday April 14, 2018 - 01:01:35 in Wararka by
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax ka ogow Xaqiiqooyinkii laga Diiwaan galiyay Isku aadka Champions League.

    Sabti-Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Yurub


Waxaa la sameeyay Isku aadka koobka kooxaha qaarada yurub ee Champions League wareegiisa Afar dhamaadka.

Kooxaha Bayern Munich iyo Real Madrid ayaa u dagaalami doona sidii ay ugu soo bixi lahayd Finalka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

 

Kooxaha Liverpool iyo Roma ayaa laftoodu u dagaalami doona sidii ay Finalka isaga xaadirin lahaayeen sidii ay ugu guulaysan lahaayeen xilli ciyaareedkan.

 

Hoos kaga bogo Macluumaadka aad dooneysid in aad ka ogaato Kulamada Champions League:

 

1.Liverpool ayaa kaliya hal mar guuldaro kala kulantay kooxda Roma 5 kulan oo ay horay u wada ciyaareen tartanka halka ay laba guulood iyo laba bar-baro la gashay halka ay sanadkii 1983/1984 ay Liverpool Rikoodhayaal ku qaaday tartanka European Cup.

 

2.Real Madrid ayaa guul ka gaartay Bayern Munich 5-tii kulan ee ugu dambaysay tartanka champions League waana rikoorka ugu fiican ee ay koox Spain ah ku leedahay Bavarians.

 

3.Kooxda Roma ayaa guul ka gaartay kooxda Liverpool hal kulan 5 kulan oo ay la ciyaartay iyada oo kaliya ka badisay 2 gool oo kaliya.

 

4.Kooxda Bayern Munich ayaa dhigeeda Real Madrid tartanka champions League ka reebtay 5 jeer waana kooxda ugu badan ee hal koox sidaas ku samaysa

 

5.Markii ugu dambaysay ee ay 4 kooxood oo ka kala socda Italy,England,Germany iyo Spain isugu soo haraan tartanka ayaa ahayd 1981 waxana sanadkaas ku guulaysatay tartanka kooxda Liverpool.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip