Tababaraha Liverpool Klopp maxuu ka yiri Isku aadkii Champions Leage, yuusa Rajeeynayay in uu ku beegmo?

0
Saturday April 14, 2018 - 01:10:21 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababaraha Liverpool Klopp maxuu ka yiri Isku aadkii Champions Leage, yuusa Rajeeynayay in uu ku beegmo?

    Sabti-Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Liverpool


Tababaraha kooxda Liverpool ayaa si deg deg ah uga falceliyey in kooxdiisu ku aaday kooxdii casharka u dhigtay Barcelona ee AS ROMA, wuxuuse beeniyey in kooxdiisu ay marwalba ka cararaysay ku aadista Real Madrid iyo Bayern Munchin.

Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda reer Talyaani ee Roma wareega Afar dhamaadka ee Tartanka kooxaha qaarada Yurub.

"Ma ahan inaan ku fekerayo Alle ayaa mahad leh aan nagu aadin Madrid, Alle ayaa mahad leh aan nagu aadin Bayern Munchin, haa Roma ama Dhinaca kale”, ayuu yiri macalin Jurgen Klopp oo lahadlay webka rasmiga ah ee kooxdiisa.

"Waa isku aad, waana ogsoonahay inay aad u xiiso badan tahay, laakiin waa war wanaagsan maxaa yeelay arrinta ugu muhiimsan ayaa ah inaan weli sii ciyaarayno tartarnka”, ayuu yiri markale.

The Reds boss watched the semi-final draw for the Champions League with staff at Melwood

Sawirka idin muuqda waa Klopp oo Daawanayay qaabkii uu u dhacayay isku aadkii wareega Semi-Finalka ee Champions Leage:

"Koox kasta waan ku beegmi karnaa, waxaana dhihi karaa oo kaliya waa inay jirto fursad maxaa yeelay tani waa kubadda cagta, kaliya waxaan u sheegayaa kuwa aaminsan Roma waa fursad inay dib u daawadaan lugtii 1aad iyo tii 2aad ee kulamadii  Barcelona.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip