Ivan Rakitić oo Go'aansanaya kooxda uu ku biiri lahaa, Man United iyo Arsenal.

0
Saturday April 14, 2018 - 14:42:05 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 1133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ivan Rakitić oo Go'aansanaya kooxda uu ku biiri lahaa, Man United iyo Arsenal.

    Sabti-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Manchester


Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa ku fikiraya dalab uu ugu biirayo Manchester United dhamaadka xilli ciyaareedkan, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Spain.

 

30 jirkaan ayaa loo arkaa mid ka mid ah bartilmaameedyada ugu sareysa ee Red Devils, madaama ay isku dayayaan inay xoojiyaan qadkooda dhexe.

 

Jariirada reer Spain Diario Gol ayaa soo jeediyay in Rakitic uu isku dayi doono inuu ka dhaqaaqo Barca, lakiin waxa uu ka horimaan doonaa madaxyada Barca waxa uu doorkiisa Camp Nou noqon doono xilli ciyaareedka soo socda.

 

Rakitic ayaa lagu soo waramayaa inuu u sheegay United inuusan go’aan ka gaari doonin ugu yaraan bisha kale, iyadoo kooxda Catalans ay raadineyso mudnaanta koowaad ee horyaalka.

 

Dhanka kale, waxa uu soo muuqday in xiddiga heerka caalami ee dalka Croatia uu ka garab ciyaaray xanuunkii Roma ka dib markii uu jabiyay farsamadii kulankii guuldarada 3-0 ka soo gaartay, isagoo soo gabagabeynaya xilli ciyaareedkiisii hore ee Champions League




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip