Arsenal oo Man City ku garaaceysa saxiixa Jonny Evans

0
Saturday April 14, 2018 - 14:56:15 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 98
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo Man City ku garaaceysa saxiixa Jonny Evans

    Sabti-London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-London


Daafaca West Bromwich Albion Jonny Evans ayaa lagu soo waramayaa inuu isha ku hayo inuu xagaaga u dhaqaaqo Manchester City, inkastoo ay xiiseyneyso Arsenal.

 

Ciyaaryahanka reer Northern Ireland ayaa waxaa doonayay labada koox Arsenal iyo City bisha Janaayo suuqa kala iibsiga balse West Bromwicch ayaa ku gacan seyrtay.

 

Iyadoo West Brom ayaa lafilayaa inay hoos u dhacdo isbuucyada soo socda, inkastoo, Evans la fahamsan yahay in qandaraaskiisa lagu burburin karo 3 milyan ginni.

 

Sida laga soo xigtay The Mirror, daafaca dambeedka dhexe ayaa udhaqaaqay West Brom uga soo biiray United-ka isagoo mudo kasoo ciyaarayay garoonka United-ka.

 

Mirror ayaa soo jeedineysa in Evans uu horey u diiday mushaharka £ 100,000 todobaadkii si uu u kordhiyo qandaraaskiisa Albion, taasoo ay ku egtahay sanadka soo aadan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip