Ciyaartooyda u Tartamaya Xiddiga Sanadka Horyalka Ingiriiska oo lasoo magacaabay & Man City oo Laacibiinta ugu badan ku leh!!

0
Sunday April 15, 2018 - 10:01:12 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartooyda u Tartamaya Xiddiga Sanadka Horyalka Ingiriiska oo lasoo magacaabay & Man City oo Laacibiinta ugu badan ku leh!!

    Axad-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-England


Waxaa si rasmi ah loo soo magacaabay xiddigaha u tartami doona Laacibka Sanadka Horyalka Ingiriiska ee loo yaqaano PFA 2018, Ciyaartooy dhow ah ayaana isku haysta.

Kooxda Man City ee horyaalku usii Carbuunanyahay ayaa waxay tahay naadiga leh xiddigaha tartamaya kala Barkood, barka kalena waxaa kala qeybsaday, Liverpool, Man Utd iyo Tottenham.

Kaliya laacibka Difaacyo iyo Goolhayeyaal Abaalmarinta uga tartami doona waa David De Gea, kaasoo shabaqa u ilaaliya kooxda Man Utd.

 
  • Mohamed Salah
  • Kevin de Bruyne
  • Leroy Sane
  • Harry Kane
  • David de Gea
  • David Silva

Laacibka Sanadka ee horyaalka England, waxaa lagu dhawaaqi doonaa Axad, April 22-keeda inta ay socoto Xafladda Abaalmarinnada ee ka dhici doonta magaalada London.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip