Maxaa iska badelay Gooldhalinta Horyalka Ingiriiska kadib kulamadii 34aad?

0
Sunday April 15, 2018 - 10:07:57 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa iska badelay Gooldhalinta Horyalka Ingiriiska kadib kulamadii 34aad?

    Axad-Premier League

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Premier League


Ka dib markii uu mar kale shabaqa gaaray Mohamed Salah waxuu hada u muuqdaa mid jeebka kusii ridanaya Gool dhalinta Horyalka Ingiriiska isagoo sanadkaan dhaliyay 30-gool oo Premier League ah.

Harry Kane oo dhawaan dhaawac kasoo laabtay ayaa ah xiddiga labaad ee ugu goolasha badan tartanka Horyalka Ingiriiska isagoo dhaliyay 25-gool, waxaana uu waji gabax kala kulmay kulankii u dambeeyay ee kooxdiisu ay qasaaraha kala kulantay kooxda Man City.

Waxaa kaalmaha 3aad iyo 4aad ku jira wiilasha isku koxda ah ee Sergio Agüero iyo Raheem Sterling.

Hoos ka aqriso Liiska Xiddigaha ugu goolasha badan Horyalka Ingiriiska:

 

1- Mohamed Salah: 30 gool

2- Harry Kane: 25

3- Sergio Agüero: 21

4- Raheem Sterling: 17

5- Jamie Vardy: 17

6- Roberto Firmino: 15

7- Romelu Lukaku: 15

8- Son Heung-min: 12

9- Eden Hazard: 12





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip