LaLiga: Barcelona oo Rikoor waali ah ka dhigtay Horyalka Spain.

0
Sunday April 15, 2018 - 10:37:46 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LaLiga: Barcelona oo Rikoor waali ah ka dhigtay Horyalka Spain.

    Axad-LaLiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-LaLiga


Kooxda Barcelona ayaa dhigtay Rikoor aan weli horay looga dhigin Horyalka Dalka Spain ee LaLiga kadib guushii ay ka gaartay naadiga Valencia.

Barcelona ayaan laga badin dhamaan kulamadii ay ciyaartay xilli ciyaareedkan,sidoo kalena waxaa looga soo billaabay kulamadii ugu dambeeyay ee sanadkii hore.

Todobaadkii hore ayey jebisay Rikoor ah in aan la garaacin 38 kulan,shalayna waxaa ay dhigtay mid cusub uu ah in aan la garaacin 39 kulan,iyada oo Valencia uga badisay 2-1.

 

Labada gool ee ay Barcelona ku adkaatay waxaa caawiye ka ayaaPhilippe Coutinho,waxaana kala dhaliyay Suarez iyo Umtiti,iyada oo u sii dhawaaneysa ku guleysiga Laliga sanadkan.

Todobaadkii hore ayey si lama filaan ah uga hartay tartanka Champions League kaddib markii soo laabasho yaab lahayd ay kala kulantay Kooxda Roma ee dalka Italy.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip