Dhamaan Kulamada laga ciyaarayo Horyaallada yurub iyo waqtiyada ay soo galayaan

0
Sunday April 15, 2018 - 11:02:27 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhamaan Kulamada laga ciyaarayo Horyaallada yurub iyo waqtiyada ay soo galayaan

    Axad-Horyaallada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Horyaallada


Waxaa Kulamo xiiso leh oo ku tirsan horyaallada waaweyn ee Yurub maanta ilaa Caawa laga ciyaari doonaa Dalalka, England, France, Germany, Spain iyo Italy.

Kulan xiiso badan waa midka Man Utd ay soo dhoweyn doonto kooxda Tababaraheedii raacdeysay ee West Brom, halka Newcastle oo Waayahaan lasoo baxday ciyaaris fiican ay la dheeli doonto kooxda Arsenal.

Derby-ga Caasimadda Talyaaniga ayaa dhexmari doona Lazio iyo Roma, halka Galabta ay wada ciyaari doonaan kooxaha AC Milan iyo Napoli.

Spain, Malaga waxay la ciyaari doontaa Real Madrid, wuxuuna kulankaas ka dhici doonaa garoonka Malaga ay ku ciyaarto.

Schalke 04 iyo Borussia Dortmund ayaa isku arki doonaa Horyaalka Jarmalka, Faransiiskana waxaa ka jira kulanka ugu adag horyaalkaas waqtigaan, waana Paris Saint Germain iyo Monaco.

England – Premier League April 15

03:30 Newcastle United ? – ? Arsenal

06:00 Manchester United ? – ? West Bromwich Albion

Italy – Serie A April 15

01:30 Fiorentina ? – ? SPAL 2013

04:00 A C Milan ? – ? SSC Napoli

04:00 Bologna ? – ? Hellas Verona

04:00 Sassuolo ? – ? Benevento

07:00 Juventus ? – ? Sampdoria

 

09:45 Lazio ? – ? Roma

Spain – LaLiga Santander April 15

01:00 Eibar ? – ? Alaves

05:15 Atletico Madrid ? – ? Levante

07:30 Getafe ? – ? Espanyol

09:45 Malaga ? – ? Real Madrid

Germany – Bundesliga April 15

04:30 Schalke 04 ? – ? Borussia Dortmund

07:00 Werder Bremen ? – ? RasenBallsport Leipzig

France – Ligue 1 April 15

04:00 Montpellier ? – ? Bordeaux

06:00 Troyes ? – ? Marseille

10:00 Paris Saint Germain ? – ? Monaco




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip