Salah, Firmino & Mane oo Rikoor cajiib ah kala baxay kulankii Bournemouth, imasa Gool ayeey dhaliyeen Sanadkan isku Darkooda?

0
Sunday April 15, 2018 - 12:03:57 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Salah, Firmino & Mane oo Rikoor cajiib ah kala baxay kulankii Bournemouth, imasa Gool ayeey dhaliyeen Sanadkan isku Darkooda?

    Axad-Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Liverpool

Waxaa sanadkaan laga yaaban yahay Seddexda xiddig ee weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool kuwaas oo kala ah Mohamed Salah, Roberto Firmino iyo Sadio Mané.

ka gadaal markii ay shabaqa soo wada taabteen kulankii xalay ay garaaceen kooxda Bournemouth Xiddigahaan ayaa hada kamid noqday weeraryahanada iska garab ciyaara oo goolsha u badan dhaliyay Tartamada yurub.

Salah aya dhaliyay 40-gool dhamaan tartamada uu ciyaaray, Firmino ayaa isna leh 25 oo dhamaan tartamada ah, Halka Mane uu isna dhaliyay 17-gool dhamaan Tartamada uu sanadkaan Reds u ciyaaray, Wadarta guud ee isku darka goolashooda ayaana hada ah 82-gool.


Waxay masuul ka ahaayeen dhamaan kulamada ay sanadkaan Liverpool ciyaartay iyagoo sabab u ahaa in Reds mudo dheer kadib ay gaarto wareega Afar dhamaadka Koobka Champions League.

Hadaba Hoos kaga bogo Inta gool ay dhaliyeen Weeraryahanada la joojin la'yahay ee Liverpool:  

Mohamed Salah: 40 
Roberto Firmino: 25 
Sadio Mané: 17 

Wadarta guud 82 gool tartamada oo dhan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip