Safafka Rasmiga ah, Newcastle United vs Arsenal iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Labada dhinac.

0
Sunday April 15, 2018 - 15:01:07 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safafka Rasmiga ah, Newcastle United vs Arsenal iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Labada dhinac.

    Axad-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-England


Waxaa goor dhow la baasan doonaa kulanka xiisaha badan ee u dhaxeeya kooxaha Arsenal iyo Newcastle United.

Ciyaarta ayaa ah mid ku tirsan Horyalka Ingiriiska, Gunners ayaana isha ku haysa in ay sii wadato guulaheda madaama maalmahan aan laga adkaan.

Dhinaca kale, Newcastle ayaa ka carareeysa halka loogu laabto Horyalka heer labaad oo sanadkii hore le ay kasoo dalacday, waxaana aya ku qasbanyahiin in ay Qaarajiyaan Arsenal oo marti u ah.

Hoos kaga Bogo Safafka rasmiga ah ee garoonka usoo galaya Labada kooxood:

NEWCASTLE:

Dubravka; Yedlin, Lascelles, Lejeune, Dummett; Kenedy, Shelvey, Diame, Ritchie; Perez; Gayle

ARSENAL:

Cech; Chambers, Mustafi, Holding, Monreal; Elneny, Willock, Xhaka; Iwobi, Aubameyang; Lacazette




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip