DAAWO: Qaabkii ay kaga falceliyeen Jamaahiirta iyo madaxda United Guuldaradii kasoo gaartay West Brom & Man City oo Horyalka Qaadatay!!

0
Monday April 16, 2018 - 08:56:04 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 2046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Qaabkii ay kaga falceliyeen Jamaahiirta iyo madaxda United Guuldaradii kasoo gaartay West Brom & Man City oo Horyalka Qaadatay!!

    Isniin-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Manchester

Kooxda Manchester United aya ciil iyo calool xumo kaga baxday garookeeda Old Trafford kadib guuldaro 1-0 ah oo kasoo gaartay kooxda martida u ahayd ee West Brom.

Goolka qura ee ciyaarta ka dhashay ayaa yimid daqiiqadii 73aad waxaana shabaqa dhex dhigay JayRodriguez oo weerarka uga ciyaara West Brom, Guud ahaan ciyaarta ayaa sidaas kusoo dhamaatay.

Guuldarada soo gaartay United ayaa u sahashay in kooxda Man City loo caleema saaro ku guuleysiga Horyalka Ingiriiska xili ciyaareedkan 2017/2018.


HOOS KA DAAWO QAABKII AY KAGA FALCELIYEEN XIDDIGAHA UNITED KA DIB MARKII LA GARAACAY:



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip