Kaddib ku guuleysigii Horyalka Ingiriiska, Imisa koob ayuu haystaa Tababare Pep Guardiola?

0
Monday April 16, 2018 - 09:19:37 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaddib ku guuleysigii Horyalka Ingiriiska, Imisa koob ayuu haystaa Tababare Pep Guardiola?

    Isniin-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Manchester


Maamulaha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ku guuleystay Horyalka Ingiriiska Markiisii ugu horeeysay, kadib guuldaradii soo gaartay kooxda Man United.

Guardiola ayaan kucusbayn ku guulaysiga horyaalkada maadama uu horay ugu soo sameeyay kooxihii uu horay u soo maamulay ee Barcelona iyo Bayern Munich.

Tababaraha reer Spain ayaa ku guulaystay koobkiisii 23-aad mudadii 9-ka sano ahayd ee uu tababaraha ka ahaa kubada cagta.

Guardoila ayaa koobabkiisa ugu badan kula soo guulaystay kooxda Barcelona isaga oo 16 ka mid ah koobabka uu ku soo guulaystay kula guulaystay kooxda Barcelona.

 

Waxana uu labadii koob ee ugu horeeyay kooxda Man city kula guulaystay xilli ciyaareedkan kadib League cup-ka iyo Premier League.

HOOS KALA SOCO DHAMAAN KOOBABKA UU KU GUULEYSTAY PEP GUARDIOLA:




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip