Kooxda PSV oo Ku Guuleysatay Horyalka Holland markii 24aad.

0
Monday April 16, 2018 - 09:40:49 in Wararka by
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda PSV oo Ku Guuleysatay Horyalka Holland markii 24aad.

    Isniin-Holland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Holland


Kooxda Kubadda Cagta PSV Eindhoven ayaa ku guuuleysatay horyaalka Dalka Holland kaddib markii ay 3-0 uga badisay Kooxda Ajax ee ay horyaalka ku tartamayeen.

Eindhoven, ayaa waxaa ay ka adkaatay kooxda ku soo xigtay waxaana ay hadda ka horreysaa 10 dhibcood iyada oo ay dhimanyihiin 3 kulan oo kali ah.

PSV,iyada ayaa difaacaneysay horyaalka,waxaana ay noqotay mid difaacata oo ku guuleysata markii labaad oo xiriir ah ama labo xilli ciyaareed oo isku xiga.

 

Labo ka mid ah xiddigaha kooxda Ajax ayaa kaarka cas qaatay iyada oo mid ka mid ah uu kaarka toos u qaatay halka kan kalena uu isla ciyaarta qaatay labo kaar oo hurdi ah sidaana casaanka loogu raaciyay.

Saddex Koox oo ka ciyaara Horyaallada Ingiriiska France iyo Holland ayaa xalay u dabaal degay horyaallada kaddib markii ay garaaceen kooxaha kale iyada oo koox kasta ay u dhiman yihiin kulamo door ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip