SAWIRO: Paris St Germain oo Goolal ku harqisay kooxda Monoco, kuna Guuleysatay Horyalka Ligue 1-ka France.

0
Monday April 16, 2018 - 10:09:19 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Paris St Germain oo Goolal ku harqisay kooxda Monoco, kuna Guuleysatay Horyalka Ligue 1-ka France.

    Isniin-Ligue 1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Ligue 1


Kooxda kubadda cagta ee Paris St Germain ayaa ku guuleysatay Horyalka League 1-ka France kaddib marki ay guul raaxo leh ka gaartay dhigeeda Monoco oo tartan adag kala dhaxeeyay.

PSG ayaa Monoco uga badisay 7-1 ,waxaana ay sidaas ku noqotay horyaalka France,waxaana ay ku hor dabaaldegeen kooxda ku soo xigtay oo ay ka horreeyaan 17 dhibcood oo nadiif ah.

PSG xilli ciyaareedkan waxaa ay dhalisay 103 gool horyaalka League 1-ka Frnace,waxaana ay ka mid tahay kooxaha ugu goolasha badan Qaaradad Europe.

 

Kooxda PSG waxaa ay tahay koox xoog ku heysata League 1-ka France waxaana sanadihii la soo dhaafay ay ku guuleysaneysay Horyaalka.

Kooxaha Carbeed ee Manchester City iyo PSG oo laga kala leeyahay Dalalka Imaaraadka iyo Qadar ayaana sidaas ku qaaday horyaallada Ingiriiska iyo France.

Alves pours a bottle over his head


PSG won the Ligue 1 title after a superb 7-1 demolition of their closest challengers Monaco at the Parc des Princes

Following the game the jubilant PSG players celebrated their title success after their superb win in front of a home crowd



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip