Vincent Kompany oo Afka furtay kaddib ku guuleysigii Horyalka Ingiriiska, maxuusa ka yiri in Sanadka dambe ay mar kale kooxdiisa qaadan karto Premier League?

0
Monday April 16, 2018 - 10:50:12 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Vincent Kompany oo Afka furtay kaddib ku guuleysigii Horyalka Ingiriiska, maxuusa ka yiri in Sanadka dambe ay mar kale kooxdiisa qaadan karto Premier League?

    Isniin-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Manchester


Vincent Kompany ayaa hogaanka u haya Dabaal’daga kooxda Man City ee ku guuleysiga Premier League ka dib markii uu ku booriyay saaxiibadiisa inay abuuraan farxad'.

Ka dib markii uu ku guuleystay horyaalkii seddexaad ee Premier League, kabtanka City ayaa sheegay inuu caqabad kala kulmi doono Pep Guardiola sidii uu ugu guuleysan lahaa laba jeer oo xiriir ah Horyalka.

"Marka ugu horeyso ee aad ku guuleysato, waxaad u maleyneysaa inaad ku guuleysan doonto dhammaantood kuwa kale," ayuu yiri Kompany.

'Marka ugu horeysa ee aad lumiso mid, waxaad u maleyneysaa inaadan marnaba mar kale ku guuleysan doonin.

'Uma qaadan kartid si aad doontid. Marnaba ma awoodin inaan heysto horyaalka, waxaana doonayaa inaan arko hadii kooxdani ay ku guuleysan karto kuwa kale oo badan.

 

'Nasiib ayaan ku lahaa inaan ku guuleysto seddex, waxaana si wayn ugu mahadinayaa asxaabteeyda kooxda oo badankood diirada saaray in aan halkaan soo istaagno, ayuu hadalkiisa kusoo daray Kompany.

Manchester City ayaa si rasmi ah ugu guuleysatay Horyalka Ingiriiska shalay kaddib guuldaradii soo gaartay Dariskooda Man United.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip