Isku Aadka koobka Kubad Cagyaraha Afrika oo la sameeyay,Somaliya yey ku dhacday?

0
Monday April 16, 2018 - 10:57:36 in Wararka by
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka koobka Kubad Cagyaraha Afrika oo la sameeyay,Somaliya yey ku dhacday?

    Isniin-Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Africa


Xiriirka Kubad Cagyaraha Qaaradda Afrika ayaa soo saaray isku aadka tartanka Kubadda cagyaraha ee Qaaradda Afrika,waxaana laga sameeyay labo Group.

Isku aadka waxaa uu ka dhacay Dalka Liibiya Magaaladiisa Tripoli oo tartankan loo xushay in ay marti geliso,waxaana uu dhacayaa Bisha soo socota ee May.

HOOS KAGA BOGO QAABKA XULULAKU ISUGU BEEGMEEN:

No automatic alt text available.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip