Warbixin: Kaddib markii Man City ay ku guuleysatay Horyalka, Sidee kooxaha ugu kala sareeyaan Ku Guuleysiga Horyalka Ingiriiska ee Premier League?

0
Monday April 16, 2018 - 11:37:31 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Kaddib markii Man City ay ku guuleysatay Horyalka, Sidee kooxaha ugu kala sareeyaan Ku Guuleysiga Horyalka Ingiriiska ee Premier League?

    Isniin-Premier League

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Premier League

Kooxda Manchester City ayaa ku guuleysatay Horyalka Ingiriiska markii 5aad kaddib guuldaradii soo gaartay dariskooda Manchester United oo qasaaro 1-0 kala kulantay kooxda West Brom.

Tababaraha kooxda SKY BLUE Pep Guardiola ayaa ku guuleystay Horyalkiisii ugu horeeyay ee Ingiriiska isagoo noqday maamulahii ugu horeeyay oo Spain kasoo jeeda kasoo qaatay Premier League.

Hadaba sidee kooxaha ugu kala sareeyaan Ku Guuleysiga Horyalka Ingiriiska ee Premier League:


1- Manchester United: 20 

2- Liverpool: 18 

3- Arsenal: 13 

4- Everton: 9 

5- Aston Villa: 7

6- Chelsea: 6 

7- Sunderland: 6 

8- Manchester City: 5




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip