Dekedda iyo Banaadir SC oo galabta ku ballansan Garoonka Wiish, kulanka Abaalmarinta koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud 2018 , Yeysan Ku dhaafin

0
Thursday April 19, 2018 - 10:51:30 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekedda iyo Banaadir SC oo galabta ku ballansan Garoonka Wiish, kulanka Abaalmarinta koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa'uud 2018 , Yeysan Ku dhaafin

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho




 

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga ayaa galabta soo gebogabeyn doona koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud waxaana garoonka Wiish ka dhici doonta xaflada lagu abaalmarinayo.


 

Ka horxafladda xeritaanka waxaa kulan ciyaareed uu dhex mari doonaa naadiyada Dekedda oo tartanka ku guuleysatay iyo Banaadir SC oo wacdaro ciyaareed aad loogu bogay ka dhigtay tartanka.



 

Abaalmarinada la filayo waxaa qeyb ka ah Koobabka kaalmaha hore, Laacibka ugu wanaagsan tartanka,Laacibka dhibcaha ugu badandhaliyey, garsooraha ugu wanaagsan tartanka kooxda ugu ciyaarta wanaagsan waxaana jiri doonaabaalmarino xiiso leh iyoqiimeyn aan horey looga baran tartamada kubadad Kolayga sida uu xiriirka furitaanka tartanka ballan qaaday.


 

 

Xafladda xeritaanka iyo kulanka ayaa bilaaban doona 4:oo galabnimo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip