Xulka 17-jirada Dalkeena Soomaaliya oo garaacay xulka Kenya, una gudbay wareega Semi-Finalka Tartanka (CECAFA U17)

0
Saturday April 21, 2018 - 00:51:26 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka 17-jirada Dalkeena Soomaaliya oo garaacay xulka Kenya, una gudbay wareega Semi-Finalka Tartanka (CECAFA U17)

    Sabti-Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Africa


Xulka kubadda cagta 17-jirada Dalkeena Soomaaliya ayaa Galabta Guul ka gaaray Dhiggooda Kenya oo ay wada ciyaareen Kulankii ugu dambeeyay ee Groub-ka A.

 

Xulkeena Somalia ayaa 1-0 kaga taqalusay Kenya, Ciyaarta ayaana Muhiim u aheyd Soomaaliya maadaama ay Xaqiijinayeen u gudubka Afar dhamaadka Ciyaaraha Koobka Afrika ee Ciyaartoyda da'dooda ka yar tahay 17-jirada (CECAFA U17).

 

Waxaana Goolka Guusha Soomaaliya u dhaliyay Ciyaar yahanka Lambarka 11-aad ee Farxaan Duqoow, kaas oo Soomaaliy u suurta galiyay in ay gaarto wareega Semi-Finalka koobka(CECAFA U17)

 

Hormar wacan Soomaaliya, Carruurtii 11-jiradii sanadkii hore guul ayay soo hoyiyeen, maantana 17-jira, hadaba kuwa Waa weyn ee Heerka Koowaad dalka ka Ciyaara sooma ahan in ay Cashir ka qaataan jiilalka yar yar?




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip