Xog: Xaqiiqooyinkii laga Diiwaan galiyay kulankii Liverpool ay goolasha ku Duugtay kooxda Roma.

0
Wednesday April 25, 2018 - 09:30:57 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog: Xaqiiqooyinkii laga Diiwaan galiyay kulankii Liverpool ay goolasha ku Duugtay kooxda Roma.

    Arbaco-UCL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-UCL


Liverpool ayaa dhulka ku jiiday kooxda Roma lugta hore ee wareega Semi-Finalka Champions League iyagoo ku garaacay 5-2 ciyaartii ka dhacday garoonka kooxda Reds ee Anfield.

Goolal ay dhaliyeen Mohamed Salah (2), Sadio Mane iyo Roberto Firmino (2) ayaa Reds ka caawiyay in ay mar kale habeen taariikhi ah oo champions Leageu ah ku ciyaarto Anfield.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xaqiiqooyinka laga diwaan galiyay kulanka oo aad u baahantahay in aad ogaato:

 

1.Laba ka mid ah 3 xiddig ayaa ku lug lahaa 10 gool champions League xilli ciyaareedkan waan xiddigo Liverpool ah Roberto Firmino (8 gool iyo 4 caawiye) iyo Mohamed Salah (8 gool iyo 2 caawiye).

2.Mohamed Salah ayaa goolal dhaliyey mid kasta oo ka mid ah shantii kulan ee ugu dambeysay Champions League ee uu ku soo bilowday Liverpool; Ma jiro ciyaaryahan Liverpool ah oo sidaas sameeyay.

 

3.Mohamed salah ayaa Liverpool u dhaliyay 43 gool xilli ciyaareedkan tartamada oo dhan kaliya Ian Rush ayaa dhaliyay gool intaas ka badan xilli ciyaareed kaliya taariikhda Liverpool waxana uu haatan bar-bareeyay Roger Hunt 42.

4.Mohamed salah ayaa dhaliyay 10 gool oo champions League xilli ciyaareedkan waana xiddiga ugu badan ee Liverpool ah ee sidaa sameeya xilli ciyaareed kaliya.

 

5.Sadio Mane ayaa Liverpool gool u dhaliyay 3 kulan oo xiriir ah oo Anfield ah markii ugu horaysay intii uu joogay kooxda Liverpool.

6.Roberto Firmino iyo Mohamed salah ayaa iska caawiyay 6 gool champions League xilli ciyaareedkan waana laba jibaarka inta sameeyeen laba kasta oo xiddig oo tartanka ka ciyaaray xilli ciyaareedkan.

7.Kulankii xalay ayaa ahayd markii 8-aad ee ay xiddigaha Mohamed sal




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip