Roberto Firmino oo Rikoor u Gooni ah kala baxay Kulankii Roma, maxuu yahay?

0
Wednesday April 25, 2018 - 10:01:27 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roberto Firmino oo Rikoor u Gooni ah kala baxay Kulankii Roma, maxuu yahay?

    Arbaco-Champions League

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Champions League


Xiddiga Dalka Brazil iyo Kooxda Liverpool Roberto Firmino ayaa xalay jabiyay Rikoor u yaalay Champions Leage kaddib markii uu gool dhaliyay kulankii kooxdiisa ay 5-2 ku xaaqday Roma.

Roberto Firmino ayaa barbareeyay rikoorka xiddiga ugu deg-dega badan ee tartanka champions League ka dhaliya 10 gool.

Hadaba Hoos ka Aqriso xiddigaha sida Dhaqsida ah 10-gool uga dhaliyay Champions League:

Roberto Firmino (11 Kulan)

Adriano (11 Kulan)

Simone Inzaghi (12 Kulan)

Wissam Ben Yedder (12 Kulan)

Seydou Doumbia (13 Kulan)

Didier Drogba (13 Kulan)

George Weah (13 Kulan)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip