Warbixin: 20-ka Halyeey ee Kubadda cagta oo aan waligood ku guuleysan Ballon d'Or, yaa ku jira?

0
Wednesday April 25, 2018 - 15:31:07 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 1150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: 20-ka Halyeey ee Kubadda cagta oo aan waligood ku guuleysan Ballon d'Or, yaa ku jira?

    Arbaco-Adduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Adduunka


Waxaa jira halyeeyo kubadda cagta ah oo waqti wacan soo qaatay kuwaas oo aan waligoodna helin Abaalmarinta Laacibka Adduunka ugu Fiican ee Ballon d’Or.

Kabtanka kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaday in uu abaalmarintan ku guulaysto sanadkii 2010 markaas oo uu galay kaalinta 2-aad laakiin waxa uu sanad kasta soo bandhigi jiray qaab ciyaareed fiican.

Waxa jira xiddigo badan oo halyeeyo ah oo soo bandhigay qaab fiican laakiin aan waligood gacanta ku dhigin abaalmarinta ugu qaalisan abaalmarinaha shaqsiga ah.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 20 xiddig oo adduunka ka yaabsaday laakiin aan waligood ku guulaysan abaalmarinta Ballon d’Or-ka.

 

1.Xavi Hernandez: Halyeeyga Barcelona ayaa kaalinta 3-aad ka galay codaynta abaalmarinta 3 jeer.

2.Raul Gonzalez: Waxa uu ahaa xiddigii ugu goolasha badnaa taariikhda Real Madrid ka hor intii uuna iman Cristiano Ronalo waxana uu kaalinta 2-aad ka galay codaynta sanadkii 2001.

 

3.Paolo Maldini: Waxa uu Ac Milan kula guulaystay 5 champions League laakiin waligii kumuu guulaysan abaalmarinta waxana uu kaalinta 3-aad galay sanadihii 1994 iyo 2003.

4.Gianluigi Buffon: Goolhayahan ayaa kaalinta 2-aad ka galay sanadkii 2006 markaas oo uu koobka adduunka kula guulaystay Italy.

 

5.Iker Casillas: Waxa uu kabtan u ahaa xulka Spain koobkii adduunka ee 2010 hadana waligii kumuu guulaysan abaalmarinta.

6.Thierry Henry: Xiddigan ayaa xulka France kula guulaystay koobka adduunka sidoo kale ku guulaystay champions League laakiin waligii kumuu guulaysan abaalmarinta.

7.Frank Lampadrd

8.Steven Gerrard

9.Andrea Pirlo

10.Carles Puyo

11.Franco Baresi

12.Ferenc Puskas

13.Francesco Totti

14.Diego Maradona

15.Deniis Bergkamp

16.Ryan Giggs

17.Roberto Carlos

18.Alessandro De Piero

19.Bernd Schuster

20.Andres Iniest




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip