RASMI: Xulka Qaranka Dalkeena Soomaaliya oo Gaaray Final-ka Koobka CECAFA U-17

0
Wednesday April 25, 2018 - 19:01:44 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Xulka Qaranka Dalkeena Soomaaliya oo Gaaray Final-ka Koobka CECAFA U-17

    Arbaco-Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Africa


Xulka qaranka Dalkeena Soomaaliya ayaa isa soo taagay Final kaCecafa Under -17 kaddib markii ay 1-0 uga soo taqaluseen xulka Uganda.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0.

Xulka Uganda ayaa is dhaafiyay fursad uu ku qaban karay hogaanka ciyaarta qeybtii hore kaddib markii uu iska khasaariyay Rigoore loo dhigay.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee Dheesha Farxaan Duqoow ayaa goolka u dhaliyay xulkeena Soomaaliya.

Xulka ayaana ku adkeystay goolkaas oo u suuro galiyay inay gaaraan Finalka kaCecafa Under -17.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip