Xog: Xulkeena Soomaaliya yuu la ciyaarayaa Final-ka? Goormee ayuu ciyaarayaa, Yaasa kaalinta 3aad u Tartamaya?

0
Thursday April 26, 2018 - 10:52:43 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog: Xulkeena Soomaaliya yuu la ciyaarayaa Final-ka? Goormee ayuu ciyaarayaa, Yaasa kaalinta 3aad u Tartamaya?

    Khamiis-Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-Afrika


Xulkeena Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay isa soo taagay Finalka Cecafa Under -17 kaddib markii ay shalay guul taariikhi ah ka gaareen xulka Uganda.

Haddaba Soomaaliya ayaa la ciyaari doona xulka Tansania oo iyagana shalay 2-1 uga soo badiyay xulka Kenya.

Meel kusii qoro 29-ka bishan ayaa la ciyaari doonaa Finalka Cecafa Under -17.

Kaalinta saddexaad ee koobka ayaa waxaa ku tartami doona Keyna iyo Uganda iyagoona wada ciyaari doona 28 ka bisha



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip