Cristiano Ronaldo oo sii wada Rikoorada uu Yurub ka dhigayo, Markana Champions League ayuu Rikoor cusub ka dhigay!!

0
Thursday April 26, 2018 - 13:00:29 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo oo sii wada Rikoorada uu Yurub ka dhigayo, Markana Champions League ayuu Rikoor cusub ka dhigay!!

    Khamiis-Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-Madrid


Weeraryahanka Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa noqday Xidiigga ugu guulaha badan tartanka Champions League waxaana uu ka saramaray Goolhayihii hore ee Real Madrid,Casillas.

Ronaldo ayaa xalay guul gaaray kulankiisii 96aad ee ciyaaraha Champions League markii ay 2-1 uga badiyeen Kooxda Bayern Munich ee dalka Germany.

Casillas ayaa ahaa ninka ugu guulaha badan,waxaana uu guuleystay 95 kulan hayeeshee Ronaldo ayaa xalay la wareegay rikoorkaas.

Ronaldo waxaa uu hadda sidoo kale yahay ninka 2aad ee ugu badan Champions League,waxaana ka sareeya Casillas oo Real u ciyaari jiray.

Waxaa uu ka sara maray xiddigo waaweyn oo soo maray Real Madrid iyo Barceloan,waxaana ay kala yihiin.

Cristiano Ronaldo 96

 

Iker Casillas 95

Xavi 91

Raul 79

Andres Iniesta 79




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip