Baro 5ta ciyaartoy ee ugu mushaarka badan xilli ciyaareedkan 2017/18, +SAWIRO

0
Saturday April 28, 2018 - 00:01:17 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baro 5ta ciyaartoy ee ugu mushaarka badan xilli ciyaareedkan 2017/18, +SAWIRO

    Sabti-Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Yurub


Warbxin todobaadle ah oo lagu daabacay wargeys ka soo baxa dalka Faransiis ayaa lagu soo bandhigey ciyaartoyda ugu mushaharka badan ee ciyaaraha quruxda badan xilli ciyaareedkan. Liiska waxaa lagu soo saarey iyadoo lagu saleynayo mushaarka ciyaartoyga, gunooyinka iyo dakhliga ganacsiga.

Waxaa la yaab noqotay in liiskaan laga waayey ciyaaryahan ka ciyaara Horyaalka Premier League.

bal aynu eegno shanta ciyaaryahan ee soo ururiyay guulihii ugu badnaa ee xilli ciyaareedkii 2017/18.

#5 Gerard Pique (FC Barcelona)

Gerard Pique ayaa ku guuleystay abaalmarin lacageed oo gaaraysa29 milyan oo ginni, mushahar iyo dakhliga ganacsiga.

#4 Gareth Bale (Real Madrid)

Gareth Bale ayaa ku guuleystay abaalmarin lacageed oo gaaraysa€ 44 milyan xilliciyaareedkan, mushahar iyo dakhliga ganacsiga.

#3 Neymar (Paris Saint Germain)

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa isna hela€ 81.5 milyan, mushahar iyo dakhliga ganacsiga.

#2 Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

Xidiga reer Portugal ayaa ku jiray liiskaan isagoo helay€ 87.5 millionxilli ciyaareedkii hore. Waxana uu hada dib ugu soo laabtay isla liisskaan isagoo heysta94 milyan ginni.

#1 Lionel Messi

Leonel Messi wuxuu leeyahay wax ka badan sidii loogu talagalay isaga oo jeebka ku shubtay126-milyan oo doolarxilli ciyaareedkan. Xiddiga reer Argentine ayaana 32 milyan euro ka badan Ronaldo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip