Warbixin: Kaddib Iniesta, Imasa ciyaaryahan ayaa joogta Barcelona Kooxdii Guarduola?

0
Saturday April 28, 2018 - 01:15:26 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Kaddib Iniesta, Imasa ciyaaryahan ayaa joogta Barcelona Kooxdii Guarduola?

    Sabti-Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Barcelona


Kooxdii uu hogaaminayay Macalinka Haatan Leyliya Kooxda Manchester City ee ku guuleystay Horyaalka Qaaradda Yurub ee UEFA Champions League sanadkii 2011, kaliya waxaa wali Barce ku dambeeya Saddex Ciyaar yahan oo kaliya.

Marka aan dib idiin xusuusino Shaxdii xiligaasi waxa ay kala ahaayeen:- Gool haye:- Victor Valdes, Daniel Alves, Javier Mascharano, Gerard Pique iyo Erik Abidal.

Qeybta Dhexe waxaa xiligaasi ciyaartoydii Weerarka Bur-burin neysay, sidoo kalane kubadda gaarsiineysay Qeybta Weerarka waxaa kamid ahaa:-

Xavier Hernández oo ahaa Hogaamiyaha Kooxda, Andrés Iniesta iyo Sergio Busquets, halka Weerarka ay ku laameesnaayeen:- Lionel Messi, Pedro Rodríguez iyo David Villa.

Kaliya Saddex Ciyaar yahay ayaa haatan Barcelona u hareyso Waa marka uu Xilli Ciyaareedka Dhamaado, Jamaahiirtana uu Macsalaameeyo Kabtan Iniesta.

Messi oo noqon doono Kabtan Barcelona wixii ka dambeeyo Xilli Ciyaareedka Dambe, Sergio Busquets iyo Gerard Pique ayay kala yihiin Kaliya Saddexda Ciyaar yahan ee Shaxdii Pep ka hartay ee wali Kooxda ku sugan.

David Villa and Eric Abidal 2013 ayay Barcelona ka tageen, Victor Valder ayaa isana tagay 2014, isla sanadkaa waxaa Chelsea ku biiray biiray Pedro Rodriguez.

2016 Daniel Alves ayaa qabtay Kooxda Juverntus, waxaana ugu dambeeyay Javier Mascharano oo sanadkaan 2018 ka Kooxda Hebei China Fortune ee ka dheesha Horyaalka China ku biiray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip