Xog: Afar Waxyaabood oo laga Bartay Kulankii Man Unite ay guusha ka gaartay Arsenal.

0
Monday April 30, 2018 - 00:44:08 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 966
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog: Afar Waxyaabood oo laga Bartay Kulankii Man Unite ay guusha ka gaartay Arsenal.

    Isniin-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-England


Kulankii dhex maray kooxaha Man United iyo Arsenal ayaa laga bartay waxyaabo badan Maadaama uu ahaa mid kamida kulamada ugu waa weyn kubafdda cagta.

United ayaa dhigeeda Arsenal afka ciida u dartay iyagoo ku garaacay 2-1, waxaana guushaas ay kaga dhigneyd in United ay sii adkeystan kaalintooda 2aad.

Hadaba waxaan idin soo diyaarinay ilaa iyo Afar xo goo laga diiwaan galiyay Kulankii United iyo Gunners:

1- Henrikh Mkhitaryan waa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee gool u dhaliya Manchester United ee hadana iyaga ka Dhaliyo Hal xili ciyaareed horyaalka Premier League.

2- Arsenal ayaa ah kooxda kaliya ee afarta kooxood ee ugu sareysa kubada cagta Ingariiska, oo aan hal dhibic ka helin kulan Banaanka ah Premier League Sanadkan 2018ka (P6 W0 D0 L6).

3- Arsenal ayaa laga badiyay lix kulan oo isku xigta oo Banaanka ah horyaalka markii ugu horeysay tan iyo markii ay soo Dalacday 7dii January 1966.

4- Paul Pogba ayaa si toos ah ugu lug leh afar gool afartiisii kulan ee ugu dambeysay ee Premier League ah (3 gool, 1 caawinaad)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip