Man City oo Barbareeysay Rikoor ay horay u dhigatay Chelsea, maxuu ahaa?

0
Monday April 30, 2018 - 00:52:10 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man City oo Barbareeysay Rikoor ay horay u dhigatay Chelsea, maxuu ahaa?

    Isniin-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Manchester


Kooxda Manchester City ayaa barbareeysay Rikoor horay u hyaalay Horyalka Ingiriiska, oo dhanka guulaha ah.

Man city ayaa guul fudud ka gaartay naadiga West Ham oo marti ay u ahaayeen waxaana ay ku xaaqeen 4-1, taas oo ka dhigneyd in ay gaareen guushoodii 30aad.

Manchester City ayaa badisay 30 kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkan 2017-18, iyagoo barbareeyay rikoorka ugu sarreeya ee guulaha hal sano horyaalka Ingariiska, waxaa Rikoorkaas horay u haysatay Chelsea xilli ciyaareedkii (2016-17)

City ayaa weli fursado kale haysata si ay u dhigto Rikoor Taariikhi ah oo dhanka guulaha ah, sidoo kale kooxda Guardiola ayaa isha ku haysa in ay dhigto Rikoor dhanka goolasha ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip