Luka Modric oo mugdi la galiyay Mustaqbalkiisa Real Madrid iyo Kooxda sababta u ah oo la ogaaday..

0
Wednesday May 09, 2018 - 15:59:02 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Luka Modric oo mugdi la galiyay Mustaqbalkiisa Real Madrid iyo Kooxda sababta u ah oo la ogaaday..

    Arbaco-Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Madrid


Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real madrid ee Luka Modric ayaa shaaca ka qaaday in uu xiddiga reer Croatia ka tagi doono kooxda Real Madrid waliba sheegay kooxda uu ku biiri doono.

Wakiilka xiddiga Real Madrid Luka Modric ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahanka reer Croatia ee Luka Modric uu u dhaqaaqi karo kooxda Serie A ee Juventus.

32 jirka reer Croatia ayaa Real Madrid kaga soo biiray Tottenham Hotspur xagaagii 2012, waxaana uu noqday ciyaaryahan muhiim u ah Los Blancos ka dib markii uu ku dhibtooday xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeysay.

Xilli ciyaareedkan, ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa 24 kulan u saftay ka ciyaarta La Liga, isagoo dhaliyay hal gool isla markaana caawiyey shan kale.

Wakiilka Modric ee Marko Nagerelic ayaa Tuttosport in Modric uu ku biiri karo Juventus mustaqbalka, waxana ay kooxaha reer Italy ee kale fursad u haystaan saxiixa xiddiga.

"Waxa aan Modric garanayaa muddo dheer waxa uu ku soo koray Boban waxana uu yaraantiisii aad u daawan jiray horyaalka Serie A-da”.

"Hadii uu go,aansado in uu isaga tago Real Madrid waxa kaliya ee uu haatan ku biiri karaa kooxda Juventus marka loo eego dhaqaale ahaan”ayuu sii raaciyay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip