Kaddib dhaawac dheer: Cazorla oo dib ugu laabanaya Horyalka LaLiga iyo Kooxda uu u ciyaari doono..

0
Wednesday May 09, 2018 - 16:34:34 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaddib dhaawac dheer: Cazorla oo dib ugu laabanaya Horyalka LaLiga iyo Kooxda uu u ciyaari doono..

    Arbaco-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Suuqa


Xidiga Arsenal Santi Cazorla ayaa lagu soo waramayaa inuu diirada u saaran yahay xagaaga inuu u dhaqaaqo kooxdiisii hore ee Villarreal kaddib markii la sheegay in uu garoomada dib ugu soo laabanayo.

Ciyaaryahanka reer Spain ayaa u dhaqaaqi doona horyaalka Spain sida laga soo xigtay AS, Cazorla ayaa garoomada ka maqnaa muddo 18 bilood ah kabid dhawac soo gaaray xidiga reer Spain.

Xiddiga reer Spain, oo u soo ciyaaray Villarreal intii u dhaxeysay 2003 iyo 2006, ayaa qandaraaskiisa ka dhacaya Emirates Stadium xagaagan, waxaana uu doonayaa in uu Xirfadiisa ciyaareed kusii qaato LaLiga.


33-sano jirkaan ayaa sheegay in dhibaatada dhaawiciisa ay haatan soo kabaneyso isagoona sheegay inuu ku laabandoono horyaalka Spain.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip