Iska ilow De Gea: Goolhayaha Man City oo Rikoor waali ah Kubadda cagta ka sameeyay, maxu yahay?

0
Saturday May 12, 2018 - 15:59:11 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iska ilow De Gea: Goolhayaha Man City oo Rikoor waali ah Kubadda cagta ka sameeyay, maxu yahay?

    Sabti-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Manchester


Goolhayaha Kooxda Manchester City Ederson,ayaa dhigay rikoor dhinaca shuut ama darbada ugu dheer ah ee Buugga Guiness World Record.

Ederson,waxaa uu jebiyay rikoor yaallay oo ah darbada ama shuutka ugu dheer ee uu ciyaaryahan tuuro,waxaana rikoorka yaallay uu ahaa 75 Mitir.

Kooxda Man City ayaa wakiillo ka socda Buugga Guiness World Record,ku casuuntay xerada tababarka,waxaana goolhayaha la siiyay 3 jeer si uu rikoorkaas u gaaro.

Saddex jeer oo uu kubadda laaday laadkii ugu dambeeyay ayuu ku gaaray 75.33 Mitir,waxaana uu sidaas ku noqday Ninka sameeyay rikoorka ugu dheer ee dhinaca shuutka.

Enderson,waxaa uu ka mid noqonayaa 23 jirrada dalka Brazil u matalaya koobka 23 jirrada ee Caalamka kaas oo dhacaya sanadka dambe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip