Xulka Kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qayb galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, ogoow Groupka ay ku jiraan iyo xilliga ay ciyaari doonaan+Sawirro

0
Saturday May 12, 2018 - 16:16:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qayb galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, ogoow Groupka ay ku jiraan iyo xilliga ay ciyaari doonaan+Sawirro

    Sabti- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Muqdisho


 

Xulkaqaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada wayn ayaamaanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda oo ay uga qayb gali doonaan ciyaaraha kubadda Gacanta Wadamada bariga iyo bartmaha Afrika (Africa Zone 5 International Handball Federation (IHF) Challenge Trophy 2018.


Xulka Somaliaqaybta 20-jirada waxaa ku wehliya Wadamada Kenya, Burundi,Uganda, Sudan, Tanzania , Ethiopia iyo Rwanda , Halka Da’yarta ay kasoo ka qayb galayaan dalalka, Somalia, Ethiopia, Kenya, Tanzania,Uganda , Sudan iyo Burundi.



Xulka 20-jirada waxaa Group- B kula jira Wadamada Burundi, Uganda iyo Rwanda, waxayna kulanka koowaad 14 May la ciyaari doonaan dalka Burundi.


Xulka 18-jirada Soomaaliya ayaa dhankooda waxay isku Group yihiin dalalka Kenya, Ethiopia iyo Tanzania, waxayna kulankooda koowaad la ciyaari doonaan wadanka Kenya waxuuna dhici dici doona isla 14-ka May.


Tartankan oo ay wadamada soonka Shannaad ( Zone 5 ) ee geeska Afrika ku loolamayaanwaxuu wadankii ku guulaystakulan fiinaal ah la qaadan doonaa dalkii soo hantiya koobka wadamada Maqribka, waxaana dalkii adkaada uu ka qayb gali doona ciyaaraha kubadda Gacanta Adduunka.


Ciyaartoyda Xulka qaranka ayaa diyar garow ku jiray saddaxdi bil ee lasoo dhaafay waxaana gacan taageero buuxdo oo dhanka kasta ka caawina yay Bankiga PremierBank oo ah Bangi markasta ka qayb qaata horumarinta isboortiga dalka.


 

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Email: hadaafoow7@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip