Allegri oo go'aan ka gaaray Mustaqbalkiisa, Shaqada Arsenal ma qabanaa misa?

0
Monday May 14, 2018 - 12:49:52 in Wararka by
  • Visits: 157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allegri oo go'aan ka gaaray Mustaqbalkiisa, Shaqada Arsenal ma qabanaa misa?

    Isniin-Italy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Italy


Tababaraha Kooxda Juventus ee Max Allegri ayaa u muuqda mid meesha ka saaray in uu tababare u noqon doono kooxda Arsenal dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Taas ayaa sii xoojinaysa fursada tababare ku xigeenka Man City ahna kabtnkii hore ee kooxda Arsenal ee Mikel Arteta uu shaqada Gunners uga badali doono Arsene Wenger.

 

Allegri ayaa sheegay in uu sii joogi doono Juventus ilaa ay shaqada ka cayriyaan mooyaane.

Tababaraha reer Italy ayaa bartilmaameed u ah kooxaha Arsenal iyo Chelsea kadib markii uu xaqiijiyay in uu doonayo in uu maalin tababare ka noqdo premier league.

Laakiin Allegri ayaa yiri”Miyaan sii joogi doonaa Juventus? haa. waxa aan kula jiraa heshiis waana in aan sharfo”.


"Hadii ayna shaqada iga cayrin, waan sii joogi doonaa Juventus xilli ciyaareedka dambe sidoo kale”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip