Dagaal: Man United iyo Real Madrid oo Lacagahii ugu Badnaa ebed ku Doonaya Neymar!!

0
Monday May 14, 2018 - 15:15:52 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal: Man United iyo Real Madrid oo Lacagahii ugu Badnaa ebed ku Doonaya Neymar!!

    Isniin-Suuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Suuqa


Naadiga Man Utd ayaa Rikoodh cusub oo dhanka Suuqa kala Iibsiga ah Sameyn doonta marka ay soo qaataan laacibka ugu Qaalisan Dunida ee kasoo jeeda dalka Brazil.

  • United ayaa soo gashay loollanka loogu jiro Saxiixa laacibka dalka Brazil kaasoo qiimihiisu uu markii horeba ahaa £200m, sida uu wariyay Wargeyska the Mirror.
  • Naadiga Red Devils waxay rajo wanaagsan ka leedahay sidoo kale iney bixin doonto Mushaarka Waallida ah ee Neymar oo gaaraya £30m oo Gani Sanadkiiba.
  • Xiddigga kooxda PSG ayaa horay loogu maleynayay in uu ku biirayo kooxda Real Madrid xagaagan, ha yeeshee United madaxdeeda ayaa isku deyi doona Neymar Aabihiis in ay xiriir hoose la sameeyaan, in kastoo halyeeyadii Brazil oo aan u kala Soocneyn kuwo Barca soo maray iyo kuwii Real ay kula taliyeen Laacibkan inuu aado Real Madrid.
  • Neymar Sr ayaa laga yaabaa inuu taageerada uu u hayo United in ay ku qasabto inuu wiilkiisa ku qalqaaliyo ka ciyaarista Old Trafford maalin uun.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip