Michael Dawson: 'Tottenham Hotspur awood umalahan in ay ciyaartooy soo iibsato'

0
Tuesday May 15, 2018 - 10:39:56 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Michael Dawson: 'Tottenham Hotspur awood umalahan in ay ciyaartooy soo iibsato'

    Talaado-Premier League

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Premier League

Ciyaar yahankii hore ee kooxda spurs-ka Michael Dawson ayaa xaqiijiyay in Tottenham ay heesatay jaanisyo badan kaa oo ay ku ilaashan kartay ciyaartooy aad u muhiimsan ku waa oo ay ka door biday lacag.

Spurs-ka ayaa xaagaagan ku dhamay satay kaalinta saddexaad kala horeenta safka tar-tanka Premier League-ga, iyadoo latimid 77dhibcood.

Balse maamulaha kooxda Mauricio Pochettino ayaa sida lasheegayo waxa uu doonayaa 150m oo gani in uu ku iibsado kooxdiisi hore si uu u xoojiyo fursad uu kusoo afjari karo muddo 10 sano ahoo uu sugayo koob.

Si kastaba Dawson oo 10 xilli ciyaareed ku qaatay kooxda spurs-ka ka hor in tau uusan ku biirin Hull City 2014ka uma maleenayo in madaxda kooxda kagacnta ku dhigaan maaliyadaha Argantine kahor xilli ciyaareedka soo socda.

34jirkan oo lahadlay Sportayaa yiri " kooxda Man City fikir ahaantayda waa mid aan lataaban Karin waxa ay leedahay miisaan aan xad lahayn kaa ooay malkiilayaashu ku xayiraan , ma aha wax dhibaato ah. Sidaas darteed ay si dhaqso ah kooxo ku qabtaan, intee in la’eg ayay noqonaysaa? Spurs-ku miyay awoodaan in ay qabtaan? Waan jeclaa in aan arko ayuu yiri Dawson.

Iyadu waa lacag waa Daniel Levyiyo Joe Lewis oo doonaya in ay lacag ku bixiyaan. Fikradayda uma maleenayo in ay yihiin. Waxaad maqlaysa Mauricio Pochettino waa uu niyad jabay, waxaan umalenaya in hadafka ugu wayn ee isaga loogu talo galay uu yahay in uu waqtigaa xaadiriyo si aad u ilaaliso ciyaartoydii aad magacaawday (Harry Kane,Christian Eriksen,iyo Dele Alli).

Sprus-ka ayaa lagayaaba in ay xagaagan xiraan suuga kala iibsiga sababo la xiriira gaoonkoda cusub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip