Alex Oxlade-Chamberlain 'ayaa waxa uu maqnaan doona inta laga gaarayo November'

0
Tuesday May 15, 2018 - 11:40:11 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alex Oxlade-Chamberlain 'ayaa waxa uu maqnaan doona inta laga gaarayo November'

    Talaado-Premier League

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Premier League

Ciyaar yahanka khad dhexe ee kooxxda Liverpool ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu garoomada ku soolaaban doono inta laga gaarayo November ee isla sanadkaan.
24 jirkaan ayaa waxa uu seegi doonaa kama dambeesta campions league-ga iyo koobka addunka kadib dhawaca kasoo gaaray jilibka kulan ay sama-fiinaalaha koobka qaaradda yurub lugta koowaad laciyaarayeen kooxda reer Italy ee Roma.
Isbuucii lasoo dhaafay, Oxlade-Chamberlain ayaa xaqiijiyay in uu maray qaliin jilibka ah, waxaana lagu soo waramayaa inuu diirada u saaran yahay inuu ku soo bilowdo xilli ciyaareedka 2018-19.


Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Goal.com, ciyaaryahanka khadka dhexe ee England ayaa wajahaya ficil ahaan ilaa bisha November sababtoo ah waqtigii lagu soo celin lahaa qaliinka gaar ahaaneed ee dhacay.
Oxlade-Chamberlain ayaa Liverpool kaga soo biiray Arsenal xagaagii lasoo dhaafay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip