Xulka Maser oo soo saaray Xiddigaha u matalaya Koobka Adduunka iyo Salah oo Hogaaminaya

0
Tuesday May 15, 2018 - 14:46:07 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Maser oo soo saaray Xiddigaha u matalaya Koobka Adduunka iyo Salah oo Hogaaminaya

    Talaado-Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Africa




Xulka qaranka Egypt ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqay liiska 29-ka xiddig ee ay kaga qayb gali doonaan koobka adduunka Russia 2018 ee la qaban doono xagaaga.


Tababaraha xulka Egypt ee Hector Cuper 29 xiddig oo uu ka soo xulan doono 23 xiddig oo u safri doona dalka Russia todobaadyada soo socda.


 

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha xulka Egypt si la mid ah goolhayaha khabiirka ah ee Essam El-Hadary.



Si la mid ah waxa ka dhex muuqda liiska xiddiga kooxda Arsenal ee Mohamed Elneny kaas oo la filayo in uu taam u noqdo koobka adduunka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip