EPL: Kumaa noqon doona Tababarahii ugu Wanaagsanaa 2017/2018?

0
Tuesday May 15, 2018 - 14:52:29 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    EPL: Kumaa noqon doona Tababarahii ugu Wanaagsanaa 2017/2018?

    Talaado-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-England


Liiska Tababarayaasha u tartami doona Maamulahii ugu fiicnaa Horyalka Ingiriiska ee Sanadkii dhamaaday ayaa lasoo saaray waxaana Abaalgudkaan bixiso LMA.

Pep Guardiola ayaa ka soo muuqday liiska kadib markii uu kooxda Man city ku hogaamiyay hanashada horyaalka iyo waliba League cup-ka.

 

Jurgen Klopp ayaa sidoo kale lagu soo daray ka dib markii uu kooxda Anfield u geeyay finalka Champions League, isla markaana u xaqiijiyay booska afaraad ee horyaalka.

Sean Dyche ayaa ah tababaraha 3-aad kadib markii uu Burnley ka caawiyay in ay u soo baxdo tartanka Europe League xilli ciyaareedka dambe.



Tababaraha Kooxda Wolves ee Nuno Espirito Santo ayaa sidoo kale ka soo muuqday 6-da tababare ee u tartami doona abaalmarintan si la mid tababaraha kooxda Cardiff City ee Neil Warnock.

Liiska ayay ku jiraan sidoo kale tababarayaasha John Coleman kooxdisa Accrington Stanley ku hogaamiyay hanashada horyaalka League 2.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip