Ander Herrera oo si xun u Bahdilay Mohamed Salah iyo Xiddig Chelsea jooga oo sabab u ah, Waa sheeko xiisa badan!!

0
Tuesday May 15, 2018 - 15:02:46 in Wararka by
  • Visits: 2160
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ander Herrera oo si xun u Bahdilay Mohamed Salah iyo Xiddig Chelsea jooga oo sabab u ah, Waa sheeko xiisa badan!!

    Talaado-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Manchester

Ander Herrera ayaa Qirtay in Eden Hazard uu yahay ciyaaryahanka ugu fiican Premier League, inkastoo Mohamed Salah uu ku guuleystay abaalmarinada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Ciyaaryahanka sanadka ee PFA hadii uu ku guuleystay xitaa kuma filna xiddigga Manchester United, kaasoo si aad ah u aaminsan inuu Hazard ka sarreeyo.

"Aniga ahaan, Hazard waa ciyaaryahanka ugu fiican horyaalka," ayuu ciyaaryahanka khadka dhexe ee United u sheegay wareysi uu siiyay Graham Hunter.


Ander Herrera ayaa aaminsan in Eden Hazard uu yahay ciyaaryahanka ugu fiican Premier League, ma ahan Mo Salah.

"Feker ahaanteyda waa ciyaaryahanka ugu fiican horyaalka, waxaan idhi tan iyo maalintii ugu horeysay ee aan imid halkan."

Herrera ayaa isku diyaarinaya Xiddiga garabka ka ciyaara ee Eden sidii uu ku joojin kahaa marka kooxdiisa Man United ay la ciyaareyso Chelsea kulanka Final-ka FA Cup-ka ee Sabtida.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip