Tababaraha Xulka Germany oo soo magacaabay Liiska Xiddigaha kaga qeyb galaya Koobka Adduunka, yaa ku jira?g

0
Tuesday May 15, 2018 - 16:10:04 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababaraha Xulka Germany oo soo magacaabay Liiska Xiddigaha kaga qeyb galaya Koobka Adduunka, yaa ku jira?g

    Talaado-Germany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Germany


Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Liverpool ee Emre Can iyo xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Mario Gotze ayaa laga saaray liiska hordhaca ah ee xulka qaranka Germany ee koobka adduunka Russia 2018.

Xiddiga Liverpool oo uu heshiiskiisu dhacayo xagaaga ayaa la dhibaatoonaya dhaawac dhabarka ah isaga oo aan xitaa ka qayb qaadan karin finalka champions League.

 

Can ayaan wali si buuxda ugu soo laaban tababarka waxana ay u badantahay in uuna Tababaraha Germany ee Low khatar galin xiddiga una qaadan Russia.

Gotze kaas oo wakhtigii dhibamashada xulka qarankiisa u dhaliyay finalkii koobkii adduunka ee Russia ayaa sidoo kale seegay liiska.



Si kasta ha ahaatee tababaraha ayaa liiska ku soo daray goolhayaha kooxda Bayern Munich ee Manuel Neuer kaas oo inta badan xilli ciyaareedkan dhaawac ku seegay.

Halkan Hoose Kaga bogo Liiska uu tababaraha Germany soo xushay:

 

Goolhayayaasha: Manuel Neuer (Bayern), Marc-André ter Stegen (Barcelona), Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Kevin Trapp (PSG).

Daafaca: Jerome Boateng (Bayern), Mats Hummels (Bayern), Niklas Sule (Bayern), Joshua Kimmich (Bayern), Antonio Rudiger (Chelsea), Jonas Hector (Koln), Marvin Plattenhardt (Hertha BSC), Jonathan Tah (Bayer Leverkusen), Matthias Ginter (Borussia Monchengladbach)

Khadka Dhexe: Julian Brandt (Bayer Leverkusen), Julian Draxler (PSG), Leon Goretzka (Schalke), Ilkay Gundogan (Manchester City), Sami Khedira (Juventus), Toni Kroos (Real Madrid), Mesut Ozil (Arsenal), Marco Reus (Borussia Dortmund), Sebastian Rudy (Bayern), Leroy Sane (Manchester City)

Weerarka: Thomas Muller (Bayern), Timo Werner (RB Leipzig), Mario Gomez (Stuttgart), Nils Petersen (Freiburg)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip